Baro Xirfad, O Berri ku Shaqeyso
Ku soo biir kumannaan mahdisay aqoon kororsiga ay heleen.
Actionable Training
Practical training focused on real-world skills
Interesting Quizzes
Fun and engaging quizzes that make learning exciting.
Premium Material
High-quality learning materials designed for the best results.
Suaalaha soo noq-noqday!
HALKAN KA HEL JAWAABAHA AAD RABTID
waxaad u baahan tahay inaad iska diiwaangeliso bogga ama platform-ka (email + password), ka dibna waxaad dooran kartaa koorsada aad rabto
Marka aad dhameyso koorso kasta, waxaad helaysaa shahaado rasmi ah (Certificate) oo caddeyn u ah xirfadda aad baratay.
Fahan.net waxaa ka faa’iideysan kara:
Ardayda
Dhalinyarada shaqo raadinta ku jirta
Qof kasta oo raba xirfad uu ku shaqeysto
Haa, dhamaan koorsooyinka ku jira websitekan waxaad ku daawan kartaa taleefankaaga gacanta ama kambuyuutarkaaga.
What Our Students Have to Say
Fahan.net wuxuu iga caawiyay inaan barto xirfadda makaanikada si fudud oo cad. Hadda waxaan leeyahay kalsooni iyo xirfad aan ku shaqeysto.
Axmed
Garoowe
Qaabka online-ka ah waa mid aad u fiican, waxaad wax baranaysaa wakhtiga kuugu habboon. Aad ayaan ugu qanacsanahay.
Maxamed
Muqdisho
Casharradu waa kuwo tayo leh, macallimiintuna waa noodadaleen bahda Fahan.net mahadsanidiin
Abuukar
Nairobi
Waxaan ka bartay Fahan.net dab-ka gaariga (Car Electrical), waana ku shaqeysan doonaa xirfaddan anigoo leh kalsooni iyo aqoon buuxda.
Yussuf
kismaayo